
War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda dowlad Goboleedka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa waxaa lagu shaaciyay inuu burburay dhammaan heshiiskii u dhexeeyay dowladda iyo Ahlusunna waxaana sababta ay ku sheegeen inay tahay kadib markii dowladda Ciidamo ku soo daad gureysay Magaalooyinka Galmudug.
Leave a Reply