Daawo:Bulshada Degmada Baardheere ayaa ku baaqay ciidamada kenya inay iskaga baxaan dalka Soomaaliya

Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen qaybaha kala duwan ee Bulshada Bardheere kaas oo looga hadlaayey dhibaatada Ciidamada Kenya ay ku hayaan Soomaaliya Gaar ahan gobolka Gedo.

Bulshada Baardheere ayaa waxay ku baaqeen inay Ciidmada Kenya Dalka Soomaaliya iskaga Baxaan madaama ay u joogaan Soomaaliya sidii shacabka u dhibaatayn lahaayeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.