Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho waxa lagu qabtay munaasabad lagu shaacinayo duulimaadka tooska ah ee Diyaaradda Uganda Airlines oo noqonaya mid caalami ah.
Munaasabadda waxaa goobjoog ka ah masuuliyiin ka tirsan dowladda fedraalka Somalia gaar ahaa Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada iyo masuuliyiin ka heer caalami ah oo lagu casuumay furitaanka munaasabadda.
Garoonka Diyaradaha Magaalada Muqdisho ayaa waxaa kusoo badanaya diyaaradaha ka imaanaya dalalka Aduunka.
Leave a Reply