Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2019

Daawo:Muungaab oo ka hadlay Munaasabada Xilwareejinta Gudoomiye Cumar Filish

30th August 2019 admin 0
isgaarsin

Arday baratay Saxaafadda oo shahaadooyin lagu guddoonsiiyay Doolow

30th August 2019 admin 0

Daawo:Bahda Waxbarashada Galmudug oo Dhuusamareeb xaflad soo dhaweyn ah ugu qabtay Gudoomiyaha Jaamacadda Ummadda

30th August 2019 admin 0

Bahda Waxbarashada Galmudug oo Dhuusamareeb xaflad soo dhaweyn ah ugu qabtay Gudoomiyaha guud ee Jaamacadda Ummadda Prof Maxamed Axmed Jimcaale oo uu wehliyo Agaasimaha Jamacada […]

No Image

Daawo:Shirkii Iskaashiga Japan iyo Africa oo lasoo gababayey

30th August 2019 admin 0

Shirweyne looga hadlayay Iskaashiga dalalka Qaaradda Afrika iyo Dowladda Japan oo uu ka qeyb galay Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayay […]

Sawiro:Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo lagu soo dhaweeyey Magaalada laasacanood ee gobolka qoraxay ee deganka Soomaalida

30th August 2019 admin 0

Wafdi uu hogaminayo ugaas maxamed ugaas axmed ugaas faarah oo safar dhulkaa kaga ambabaxay dagmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud kuna jeeday dagmada dhagaxbuur ee gobolka […]

No Image

Sawiro:Madaxwyane Farmaajo iyo Madaxwyane kuxigeenka Bankiga duunka oo Kulmay

30th August 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta wada hadallo wax ku ool ah kula yeeshay magaalada Yokohama ee dalka Japan Madaxweyne Ku […]

Daawo+Sawiro:Xilwareejintii Gudooomiyaha Gobolka Banaadir iyo Maamul Goboleedyada oo Kasoo qayb galay

30th August 2019 admin 0

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa xaflad si heer sare loo agaasimay oo Xalay ka dhacday xarunta aqalka D/Hoose, […]

No Image

Daawo:Kulan looga hadlayay Xad Gudubyada ay geysanayaan Ciidamada Kenya oo Muqdisho lagu qabtay

29th August 2019 admin 0
axmed madoobe

Daawo:Golaha Wasiirada oo soo dhaweyey Talabadii laga qaaday Axmed madoobe

29th August 2019 admin 0

-Golaha Wasiirraada Xukuumadda Federaalka ayaa taageeray go’aankii Wasaaradda arrimaha Gudaha ee 22kii bishan Agoosto ay ku caddeysay inaysan oqoonsaneyn natiijooyinkii kasoo baxay doorashooyinkii aan loo […]

Daawo:Madaxweynaha dalka India oo waraaqaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaliya

29th August 2019 admin 0

Madaxweynaha dalka India oo waraaqaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaliya u magacaabatay dalkaasi Marwo Faadumo Insaaniya.

No Image

Daawo:Khudbadii Madaxwayne Farmaajo ka jeediyey Madasha Iskaashiga waddamada Afrika iyo Japan

29th August 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirka Nabadda iyo Xasilloonida Geeska Afrika ee qeybta ka ah fadhiyada Madasha Iskaashiga […]

mustafe

Shirweynaha 29-Aad Ee Waxbarshada Ethiopia, Ayaa Maanta ka Furmay Jigjiga.

29th August 2019 admin 0

Daawo:Saafiirka Uganda oo sheegay Soomaaliya iyo Uganda inay u Bilaabatay Iskaashi xaga Dhaqaalaha ah

29th August 2019 admin 0
wasiir

Daawo:Wasiirka cadaaladda Soomaaliya oo soo xiray Shir wada-tashiga waxqabadkii xarumaha xalinta khilaafaadka

29th August 2019 admin 0

Sawiro:Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Cumar Filish ayaa kormeeray Xafiisyada Dowlada Hoose

29th August 2019 admin 0

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa kormeeray Xafiisyada kala duwan ee ay ku shaqeeyaan Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes