Daawo:Dhacdo ka yaabisay Shacabka Gobolka Gedo Gaar Ahaan Garbohaarrey.!

Garbahaarey maaha Magaalo Xeebeed Sidoo kalana, Wabiyada dalkuna ma maraan waxaase lagu arkay Kaluun aad u fara badan Toga Magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo.

Kaluunkaa Ayaa ka Badan Xataa Kaluumadda Badda Waxaana kujirah Kaluunka Cad cad oo Qaaligaaa Dadka Qaar Ayaa ii Sheegey in Eysan ku Ogeyn Kaluunkaan Waaweyn Toga ,

Tan kale Majiraan Dadka Shaqeysta kaluunka oo ka Faa’iideysta oogana Faa’iideeyo Bulshadda Magaladda Garboharey .

Lakiin Dadka Somaliyeed Ayaa Aad Ooga Falceliyey Warbixin Laga Diyaariyey Kaluun lagu Arkey Magalo Aan Bad iyo Wabi Midna Laheyn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.