Ra’iisalwasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagay xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Muqdisho.
Ra-iisulwasaaraha ayaa halkaasi kulan kula qaatay mas’uuliyiinta maamulka gobolka Benaadir oo ay ugu horeeyaan gudoomiyaha gobolka iyo ku xigeenadiisa.
Ra-iisulwasaare Kheyre ayaa warbixin ka dhageystay Guddoomiyaha Gobolka iyo ku-xigeenadiisa.
Leave a Reply