Xildhibaanadii Mucaaradka ahaa oo Khayre isu Dhiiibay

Ra’iisalwasaaraha Soomaliya ayaa waxuu Aqbalay Codsi ay usoo dirsadeen Xuldhibaanada tirade yar ee Mucaaradka ah oo xirirka hoose la leh Dowlada Kenya iyo Imaaradka kuwaas oo mudo badan ku mashquulsanaa sidii ay ula kulmi lahaayeen Ra’iisalwasaare Khayre.

Xildhibanadaan la kulmay Ra’iisalwasaare Khayre ayaa waxaa kamid ahaa Mahad Salaad, Cabdirixman Odawaa, Fiqi iyo kuwa kale waxayna kawada hadleen arimo quseeya Doorashada Galmudug.

Musharax Xildhibaan Odawaa ayaa shalay Magaalada Muqdisho uga dhawaaqay in uu yahay musharrax madaxweyne oo u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.