
Tuulada Halgan oo qiyaastii Todobo kilimotir u jirta Magaalada Jowhar ee xarunta Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Hirshabeele ayaa waxay sheegeen 50 Sano kabadn inay cabaayeen Biyo aan Nadiif ahayn.
hoos kadaawo warbixinta Wariye Cabdishakuur Shaashaa
Leave a Reply