Daawo:Muuse Biixi oo Calankii Hargaysa kala yimid Airporka Jabuuti looga Reebay

Madaxwayne Muuse Biixi ayaa maanta safar xaga circa kaga soo duulay Magaalada Hargaysa waxuuna booqasho Gaaban ku yimid Magaalada Jabuuti oo kulan kula qaatay Madaxwaynaha Dalka Jabuuti IsmaaciilCumar Geele.

Madaxwyane Muuse iyo waftigooda ayaa waxaa booqashadooda ku waheliyey Calanka Maamulka Soomaliland kaas oo looga reebay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jabuuti kadib markii ay isku dayeen inay lasoo baxaan si ay iskugu sawiraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.