Dhageyso:Sababta uu la baaqday Shirkii dib u heshiisinta Galmudug

Guddiga qaban qaabada shirka dib-u-heshiisiinta beelaha Galmudug ayaa
sheegay in maalinta berri ah ee Khamiista magaalada Dhuusamareeb ee
xarunta Galmudug uu ka furmayo Shirka dib u heshiisiinta oo la filayay
in maantay uu furmo  balse codsi kaga yimid Ra’iisul wasaaraha oo ahaa
in lawada fariisiyo beelaha Xeraale iyo Huurshe ay keentay dib udhac

Guddoomiye kuxigeenka guddiga dib-u-heshiisiinta beelaha Galmudug
Cabdi Maxamed Jaamac “Cabdi Waayeel” oo waraysi siiyay gaar ah siiyay
Radio Daljir ayaa sheegay in dhamaan ergadii ka qeyb gali lahayd
shirka ay yimaadeen Dhuusamareeb

Ayaanle Cabdullaahi Jaamac oo kusuga xarunta Daljir ee Caabudwaaq ayaa waraystay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.