Daawo:Maamulkii Hore ee Jubbaland oo Xaalkooda Calaacal kusoo ururay

axmedmadoobe

Madaxweynihii hore ee Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maanta shir gudoomiyay kulan looga Hadlaayey xarigii Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan iyo Xayiraada dhinaca duulimaadyada ee Dowlada Federaalka Soomaaliya kusoo rogtay Diyaaradaha Tagaya Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.