Daawo:Ugaas Maxamed oo soo dhaweyn loogu sameeyey Jigjiga

Munasabad balaran oo lagu soo dhawaynayo ugaas maxamed ugaas ugaas axmed ugaas faarax oo ay soo qaban qabiyeen bulshada uu ugaas maxamed ugaaska uyahay ee kudhaqan magalada jigjiga Ee xarunta deeganka somalida ayaa manta kadhacday isla magaladaas jigjiga

Hoos kadaawo warbixintii mahad bashiir xilif

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.