Madaxweynaha DDSI Mudane Mustafe Maxamed Cumar ayaa maanta ku qaabilay Aqalka Madaxtooyada Dawlad Deegaanka Soomaalida Ugsaaska Beelaha Soonaaliyeed Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas iyo Wafti balaaran oo uu hogaaminaayo oo maalmahaan hawlo shaqo u joogay Magaalada Jigjiga ee Xarunta DDSI.
Madaxweynaha ayaa waftiga Ugaaska ooga mahadceshay Ka soo qayb galkii Caleemo saarkii Garaad Bashiir oo dhawaan Lagu caleemo saaray Magaakada Dhagaxbuur.
Ugaas Maxamed iyo madaxweynaha ayaa ka wada hadlay arimaha Nabadgalyada, iyo isu socodka Dadka Soomaaliyeed, kulan kaas ayaa Waxaa ku soo dhamaaday is afgarad.
Leave a Reply