Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Galmudug ayaa waxaa curyaamiyey qilaaf soo kala dhexgalay Madaxda iyo beelaha daga Galmudug kaas oo kalifay inuu maamulka Galmudug ka dambeeyo maamulada Kale.
Barmaaamijka Xogwaran ee ka baxay Telefishinka Horn cable uuna daadihiyo Cabdifitaax cali shirwac waxaa lagu soo qaatay dood looga hadlaayo Cida hortaagan Nabada iyo Horumarka Galmudug.
Leave a Reply