Sawiro:TVga Jubbaland oo laga mamnuucay inay kabaha lala Soo galo

Madaxweynihii hore ee Jubbaland Axmed Madoobe oo Booqday Xarun cusub ee lagu daray Telefishinka Jubbaland ayaa xariga ka jaray qaybo Cusub oo lagu soo kordhiyay Telefishinka.

Axmed Madoobe ayaa waxuu bogaadiyay shaqada adag ee ay hayaan howlwadeenada oo uu sheegay in ay saldhig u yihiin wacyi galinta Bulshada.

Axmed Madoobe ayaa ka Codsaday Wariyaasha Telefishinka Jubbaland inay ilaaliyeey xarunta Cusub ee lagu daray Telefishinka Jubaland waxaa kaloo ugu dambayntii ku amray inaan kabaha lala soo galin Studio Cusub ee Telefishinka Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.