Daawo:Wasiirka Cadaalada iyo Taliyaha Ciidamada Asluubta oo booqday Xabsiga dhexe

wasiir

Wasiirka Wasaarada Caddaalada iyo Arrimaha Garsoorka XFS Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa booqday xabsiga dhaxe, kana qeeb galay xaflad la iskugu yeeray ciidanka Asluubta.

Wasiirka ayaa halkaasi waxaana kuso dhoweyay taliyaha ciidanka Asluubta sarreeye guuto Mahad Cabdiraxmaan iyo taliye xigeenada soo dhawaantii kadib ayaa wasiirka wuxuu kadhagestay warbixinadooda waxa uuna amaanay shaqada qaranka ay u haayaan isagoona kula dardaarmay in ay kaalin buuxda ka qaataan hormarada iyo dib u dhiska dalka kasocda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.