Garbahaaray: Alshabaab oo Caawa Weerar Gaadmo ah ku soo qaaday

deg

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garbaaharay ee Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan inay kooxda Argagixisada Shabaab weerar gaadmo ah kusoo qaadeen Magaalada Garbahaaray.

Warbaahinta GedoTimes oo xariir la sameysay wariyaasha kusugan Magaalada Garbahaaray ayaa waxay sheegen Alshababkii soo weeraray Magaalada Garbahaaray inay jab kala kulmeen weerarkoodii

Wararka waxay intaas ku darayaan Ciidamada Xooga Dalka ee ku sugan Magaalada Garbahaaray inay fashiliyeen weerarkii ay soo qaadeen kooxda Alshababka.

Wararkeena dambe kala socda warar dheraad ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.