Daawo:Kaluumaysato Puntland ah oo lagu layahay Bada

puntland

Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland oo
Warbaahinta kula hadlay magaaladda Boosaaso ayaa Sheegay inay
Wasaaraddu waddo dadaalo lagu baadi goobayo shan nin oo Kalluumaysato
oo watay Laash kuwaasi oo saddex Beri ka hor lagu waayay Xeebaha
Gobolka Gardafuu.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.