Qaar kamida Shacabka Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxay Qaylo dhaan udireen Dowlada Soomaliya oo ugu Horeeyo Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayakoo ugu Baaqay inuu Si dag daga wax ugu qabto dhibka Haysta Shacabka Puntland.
Leave a Reply