Daawo:Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland oo lagu soo dhaweeyey Baardheere

CALI

Musharax madaxwayne maamulka jubaland en cali jaamac xuseen ayaa soo gaaray magaalada baardheere iyada oo garoonka diyaaradaha degmada baardheere ay ku soo dhaweeyeen boqolaal dadwayna ah oo iskugu jira bulshada qaybaheeda kala duwan.
Musharaxa ayaa marki uu ka soo dagay garoonka diyaaraha ee magaalada baardheere uu halkaasi kula hadlay bulshadii ku soo dhawaysay isaga oo baaq u diray dawladda fadaraalka soomaaliya si wax looga qabto dhibaatooyinka ka jira gobalka gedo sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday doorahooyinkii Is diidanaa ee ka dhacay magaalada kismaayo.

Hoos ka daawo warbixintii Maxamed Dwwq Alfa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.