Daawo:Dad Beertoodii Amisom Xooga ku Dagan tahay

bardheere

Ley ilaaha illaaaah Ley ilaaha illaah Muslimow arka Aduun weynahow arag.

Oday ayaa yiri oday kalana waxa uu yiri Dhulkeygii Waxaa xoog kuheysta Maxamad Cabdi waare.

Calaa iyo kuli xaal daawo warbixintan kahadlaysa dad kacabanaya dhul ay degenyihiin Ciidamada Amisom qeybtooda ah ilaalada Madaxweynaha Hirshabelle.

dadkaan beertooda la haysto ayaa qaylo dhaan u dirsaday dowlada Soomaliya ayaa kacodsaday in ciidamadaan Amisom looga kiciyo Beertooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.