Kulan ay isugu yimaadeen odayaasha dhaqanka, xildhibaanada baarlamaanka jubaland, Golaha wasiirada jubbaland iyo madaxweyne ku xigeenka koobaad ee jubaland ayaa lagu qabtay magaalada kismaayo.
Madaxwayne kuxigeenka kowaad Jubbaland Maxamuud sayid ayaa sheegay inay Dowlada federaalka Soomaaliya ay saartay cunaqabatayn adag maamulka Jubbaland kaas oo adkeeyey isu socodka Madaxda Jubbaland.
Leave a Reply