Daawo:Qaramada Midoobay oo sheegtay inaad Cadaalad ka jirin Somaliland

muusa

Qaramada Midoobay oo Warbixin ka Qortay Caddaaladda iyo Xuquuqda Aadamaha Somaliland ayaa sheegtay inaan wax cadaalad aysan kajirin Soomaliland taas oo kaliftay in dad badan ay uxiran yihiin Taliska Muuse Biixi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.