Sawiro:Musharaxa Madaxwaynaha Galmudug oo Dhuusamareeb lagusoo dhaweeyey

Waxaa Maanta magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug Gaaray Wafdi uu hogaaminayo Musharax Axmed Cabdi Qoor Qoor oo kamid ah Musharixiinta Galmudug.

Musharax Qoor qoor waxaa ku waheliyey Socdaankiisa Xildhibaano uu kamid yahay Xidhibaan cabdishakuur Cali Mire iyo Masuuliyiin kale kuwaas oo si diiran loogu soo dhaweeyey.

Musharaxa Qoor qoor ayaa dhawaan Muqdisho ku soo bandhigay Musharaxnimadiisa ayaa Dhuusomareeb ka bilaabay Olalihiisa doorashada ee Madaxtinimada Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.