Magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo waxaa ka dhacay kulan ay ka qayb galeen Maamulka iy qaybaha kala duwan ee Bulshada oo dowlada Federaalka Soomaaliya looga codsanaayy inay timaado Gobolka gedo si ay indhahooda ugu soo arkaan Duqaymaha Ciidamada Kenya kawadaan Jubbaland gaar ahan Gobolka Gedo.
Leave a Reply