
Waxaa Magaalada Baardheere ee Gobalka Gedo soo Buux Dhaafiyay Qoysas ay soo barakiciyeen Duqaymaha Kenya ay ku Beegsanayso Hantida iyo Xolaha Bulshada Gobalka Gedo.
Ciidamada kenya ayaa waxay horay u burburiyeen Ateenooyinkii loo isticmaali jiray isgaarsiinta kuwaas oo bulshada u sahlayey inay lacag isugu diraan.
Leave a Reply