Suldaan Cali Shiiq oo kamida Suldaanada Jubbaland ayaa waxuu Magaalada Kismaayo ka sheegay in layska dhacsho Axmed Madoobe Madaama wax aan dil iyo qaarijin ahayn uusan ku shaqeysan.
Suldaan Cali shiiq ayaa waxuu kaloo Bulshada Jubbaland ugu Baaqay inay ka aargoostaan Axmed madoobe Madaama uu ka dambeeyey Dilalkii ka dhacay Kismaayo ee lagu dilay waxgaradka, Culumada, Dhalinyarada iyo Haweenka.
Leave a Reply