Xisbiga Himilo qaran ee uu hogaamiyaha ka yahay Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Sheekh ayaa si kulul u Cambaareeyay falkii Maanta lagu xayiray wafdigii Xisbiga Himilo qaran ee ku wajahnaa Magaalada Kismaayo.
Xisbiga Himilo qaran ayaa xayiraada la saaray diyaaradii Sheekh Shariif iyo wafdiga la socday u qaadi laheyd Magaalada Kismaayo ku tilmaamtay in uu ahaa mid xadgudub ah sida uu sheegay guddoomiyaha xisbiga Himilo Qaran Xildhibaan Saleebaan Maxamuud Xaashi.
Leave a Reply