Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo kamida Xildhibaanada Dowlada Federaalka ah ee laga soo doorto Degaanada Jubbaland ayaa waxuu sheegay “Niman Madaxweynayaal ahaa shalay hadana xil ka raba shacabka soomaliyeed in ay yiraahdaan Axmed Madoowe ayaa la dabaal dagaynaa waa waxaan la qabali karin.
Leave a Reply