Daawo:Maxkamada Ciidamada oo Booqatay Ceelsaliini

Gudoomiyaha Maxkamada darajada Kowaad ee Ciidamada qalabka sida Gashaanle sare Xasan Cali shuute iyo gudi barayaal oo kasocda qaybaha Kala duwan ee Ciidamada qabalbka sida ayaa booqday Ceelsaliini oo dhawaan ay shababka sheegteen inay Weerareen.

Gudoomiyaha Maxkamada ayaa sheegay cidii ka dambeysay dayac halkaan ka dhacay cidii ka masuul ahaynd in sharciga lahorgeeyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.