Caabudwaaq:Musharaxa Madaxwayne kuxigeenka Galmudug oo lagu soo dhaweeyey

Musharax Cabdiqani Shiikh Cali Diini oo u taagan xilka Madaxwayne ku xigeenka Galmudug oo soo gaaray magaalada Caabudwaaq ayaa si diiran loogu soo dhaweeya Galabta, Waxaana uu noqday Musharaxii ugu horeeyay ee Munaasabad uu ku soo bandhigtay Xilkan ku qabsada Galmudug gaar ahaan Xarunta Maamulka ee Dhuusamareeb.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.