Akhriso:Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland oo ka hadlay Xaalada Jubbaland Fariina udiray Puntland iyo Madaxdii hore.

CALI

Musharax Madaxwayne Eng Cali Jaamac oo war-murtiyeed kasoo saaray Xaalada Jubbaland, Baaqna u diray Putland iyo Madaxdii hore in ay faraha kala baxaan arrimaha Jubbaland.

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland ayaa waxuu ugu baaqay Dowlada Soomaaliya inay wax kaqabato baahiyada Gaarka ee kajira deegaanada Jubbaland madaama Maamulkii Jubbaland Meesha kabaxay.

Waxaa kaloo Musharaxa Eng Cali Jaamac Sheegay in Bulshada Jubbaland loo qabto Shirwayne dib u heshiisiineed waxuuna uga Digay Hogaamiyihii hore ee Jubbaland Axmed madoobe inuu joojiyo Durbaanada Qabiil ee uu garaacayo

Ugu damabyntii Musharaxa Madaxwayanha Jubbaland ayaa Shacab waynta Jubbbaland ugu baaqay in laga shaqeeyo Midnimda iyo wadajirka Bulshada Jubbaland waxuuna dowlada federaalka ah Soomaliya ugu baaqay inay wax ka qabato Burburka Buundada Magaalada Baardheere.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.