Daawo:Ciidamada Xooga Dalka oo ka warbixiyey Jabkii shabaab kasoo gaaray Balidoogle

Taliska xoogga dalka ayaa faah-faahin ka bixiyay jabkii xooganaa ee argagixisada maanta ay kala kulmeen weerarkii ay ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Ballidoogle.

Gaashaanle Cabdiraxmaan Sheekh Cumar Geeniqaar taliyaha ciidanka Danab ayaa ka warbixiyey sida loo fashiliyey Shabaab iyo qasaarihii kasoo gaaray weerarkii Balidoogle.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.