
Sawiro:Wasiir Ku-xiggeenka Batroolka XFS oo Addis-ababa ka furay Shir diiradda lagu saarayo ka faa’iidaysiga Kheyraadka dalka
Wasiir Ku-Xiggeenka Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta XFS Maxamud Cabdiqadir Hilaal ooo la hadlay Wakaaladda (SONNA)ayaa sheegay in Maanta Magaalada Addis Ababa uga furmay Shir muhiim […]