Month: September 2019
Sawiro:Xildhibaano iyo wasiiro yeeshay kulan looga Hadlaayey arimaha Jubbaland
Waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacay kulan muhiim ah oo ay isugu yimaadeen qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo kuwa Aqalka Sare ee ka soojeeda […]
Daawo:Magaalada Baardheere oo soo buux Dhaafiyeen Qoysas ay soo barakiciyeen Duqaymaha Kenya
Waxaa Magaalada Baardheere ee Gobalka Gedo soo Buux Dhaafiyay Qoysas ay soo barakiciyeen Duqaymaha Kenya ay ku Beegsanayso Hantida iyo Xolaha Bulshada Gobalka Gedo. Ciidamada […]
Akhriso:Dowladda Soomaaliya oo soo dhawaysay Kacdoonka shacka Bakool ee ka dhanka ah Argagixiada
War- Saxaafadeed ka soo baxay dowladda Federalka Soomaaliya, ayaa lagu soo dhaweeyay kacdoonka shacabka Gobolka Bakool ay wadaan ,kaasi oo ka dhan ah kooxda argagaxisada […]
Gudeemiye kuxigeenka Barlamaanka oo kulan laqaatay Madaxwaynayaasha Waare iyo Laftagareen
Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Golahaha Shacabka Cabdi wali ibraahim Sheekh Mudey ayaa xalay kulan casho u sameeyay Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xassan […]
Maraykanka oo Ciidan ka hortaga Gantaalaha Iran iyo Xuutiyiinta gaynaya Sacuudiga
Dowlada Maraykanka ayaa ku dhawaaqay in uu qorshaynayo in uu ciidamo u diro Sacuudi Carabiya kaddib weerarradii lagu qaaday warshadaha shidaalka ee dalkaas. Xoghayaha Difaaca […]
Akhriso:Agaasimo katirsanaa Villa Soomaliya oo Safiir Kuxigeen loo Magacaabay
Masuul ka tirsanaa Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya isla markaana ka hawl galayey Madaxtooyada Soomaliya ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa loo Magacaabay Labo jago oo […]
Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Ku Noqoshada Miisaaniyadda 2019 Iyo Xisaab Xirka Miisaaniyaddii 2018
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo guud ahaan looga hadlay dhaqaalaha iyo deyn cafinta, laguna […]
Daawo:Garbahaaray Kulan loogu baaqayo dowlada soomaliya inay wax kaqabato duqaymaha kenya kawado Gobolka Gedo
Magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo waxaa ka dhacay kulan ay ka qayb galeen Maamulka iy qaybaha kala duwan ee Bulshada oo dowlada Federaalka Soomaaliya looga […]
Daawo:Dad Shacaba iyo shabaab oo dagaal adag dhexmaray
Dadka deegaanka ayaa Maleeshiyada Alshabaab kula dagaalamay deegaanka yab-yab oo hoostaga degmada xuddur ee gobolka bakool, waxana dagaalkaas dhacay ka dib markii habeenimadii xaley ay […]
Akhriso:Siyaasadda dhaqan dhaqaale ee quraanjada
Ilaahay wuxuu Qur’aanka kaga hadlay quraanjo, suurad ayaaba lagu magacaabay suuradii quraanjada سورة النمل. Waa xayawaan aad u yar, aad u tabar yar laakiin waa […]