
Wasiirka arrimaha gudaha XFS Cabdi Maxamed Sabriye. Taliyaha Qeybta 21-aad ee ciidanka Xoogga Dalka iyo Taliyaha ciidamada AMISOM qeybta Hiiraan Oo Dhuusamareeb Ku Kulmay ayaa ka wada hadlay Xoreynta deegaannada Argagaxisadu uga sugantahay dowlad gobaleedka Galmudug.
Leave a Reply