Kismaayo:Nabadoonkii Hartiyeed oo udhintay Dhaawacii Axmed Madoobe u gaystay

Wararka naga Soo gaaraya Magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan inuu Nabadoon Ahmed Jamac Qaryare oo ahaa Gudoomiyaha golaha badbaadada jubaland uu u geeriyooday Dhaawacii loogu gaystay Kismaayo Todobaad ka hor.

Allaha unaxariistee Nabadoon Ahmed Jamac Qaryare wuxuu ka mid ahaa nabadoonada Jubbaland gaar ahaan Nabadoonkii Beesha Reer Biciidyahan waxuuna kaloo laf dhabar u ahaa isbadal doonka jubbaland kaas oo kaalinta kowaad kaga jiray.

Dilka Nabadoonka ayaa waxaa ka dambeeyo Hogaamiyaha Isdoortay Axmed Madoobe kaas oo hanjabaad udiray dadka asaga ka fikri duwan, horayna waxaa kismaayo loogu dilay Nabadoono badan oo ka fikrad duwanaa Axmed madoobe sida Suldaan Rashiid Dhure.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.