Daawo:Caabudwaaq Suldaanka Guud ee Beesha Jareer wayn oo si diiran loogu soo dhaweeyey degmadaas

suldaan yaxye

Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa si wayn loogu soo dhaweeyey Suldaanka Guud ee Beesha Jareer wayn Suldaan Yaxye Saalim Muuse.

Suldaan Yaxye waxaa garoonka diyaaradaha Degmada Caabudwaaq kusoo dhaweeyey Qaybaha kala duwan ee Bulshada Sida Odayaasha, Dhalinyarada, aqoonyahada iyo Haweenka.

Soo dhaweyn kadib Suldaan Yaxe Saalim Muuse oo Bulshada Caabudwaaq kula hadlay Hall wayn oo Bartaha Magaalada ah ayaa uga Mahadceliey Reer Caabudwaaq sida wanagsan ee usoo dhaweeyeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.