Magaalada kismaayo waxaa Maanta gaaray Madaxdii Hore ee ku fashimatay Masuuliyadooda oo ay kamid yihiin Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Cabdikariin Xuseen guuleed Ujeedka aya Kismaayo utageena waa sidii ay uga qayb gali lahaayeen Caleemo saarka Hogaamiyaha isdoortay.
Leave a Reply