Eedeysane Cabdirashiid Xasan CabdiNuur (Janan ) oo ahaa wasiirkii amniga Jubbaland iyo Buulle Aadan Maxamed oo ahaa taliyihii Ciidamo ka howl geli jiray Doolow iyo BeledXaawo oo loo wada heysto taciyaddo ka dhacay Gobalka Gedo ayaa maanta la hor geeyay Maxkamadda Gobalka Banaadir.
Ehaladii ay dadkooda dileen Wasiir janan iyo Buulle Qalloocoow oo maxkamad yimid ayaa Maxkamada ka codsaday in dil lagu Xukumo sida ay sheegayaan Warbaahinta.
Leave a Reply