Shirka Amniga Jubbaland oo bishiiba mar la qabto ayaa waxaa iskugu yimaada guddiga amniga Jubbaland iyo Amisom waxaana looga hadlaa xaaladda amni ee Jubbaland iyo dar dar galinta howlgalada ka dhanka ah Malleeshiyaadka Alshabaab.
Shirkii Maanta ka dhacay Kismaayo oo gudoominaayey Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland Maxamuud sayid Ciidmada Amisom kam qayb galin iyadoo loo sababaynayo inaan la Aqoon sanayn Axmed Madoobe iyo kooxdiisa.
Leave a Reply