Daawo:Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo ku guuleystay Nobel Peace Prize

itoobiya

Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku guulaystay abaalmarinta Nabadda ee Nobel Peace Prize iyadoo abaal marintaan ku mutaystay heshiiskii uu lagalay Dalka Eratariya iyo heshiiskii Jabuuti iyo Jabuuti.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.