Magaalada Kismaayo ee Caasimadda ayaa waxaa gaaray Wafdi uu hogaaminayo Hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale.
Aadan Barre Ducaale oo horay usheegay inuusan haysan Baasaboorka Soomaaliga iyo xubno ka tirsan Baarlamaanka Kenya oo la socday ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Kismaayo ksuoo dhaweeyay Axmed Madoobe.
Hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya ayaa ka qeyb galaya Xaflada Caleemo-saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo haatan socoto qaban-qaabadii ugu dambeysay.
Leave a Reply