Sawiro:Ceelwaaq Bananbax looga soo horjeedo caleemo saarka axmed Madoobe

axmed madoobe

Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo waxaa ka socda Bananbax looga soo horjeedo Caleemo Saarka Axmed Madoobe.

Bananbaxaan looga soo horjeedo Caleemo saarka Axmed Madoobe ayaa waxaa ka qayb qaatan dadwayne aad u tira badan kuwaas oo socod dheer ku maray Bartamaha Degmada Ceelwaaq ee Gobolka waxayna ku dhawaaqayeen hadalo ka dhana Axmed madoobe oo ay kamid yihiin Axmed Madoobe doonimayno.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.