Waxaa Burbur wayn ku yimid Wadooyinka Puntland gaar ahaan kuwa halbowlaha u ahaa Gadiidka iyo Ganacsiga Puntland waxaana kamida wadada isku xirta Gaalkacyo iyo Garoowe.
Qaar kamida Waxgaradka Puntland ayaa markii ay u adkaysan waayeen Dayaca farabadan ee kajira Wadooyinka Puntland ayaa waxay qabteen kulan ay kaga hadlaayaan Dhibka shacabka Puntland ka haysta wadooyinka waxayna Baaq udireen Maamulka Puntland.
Leave a Reply