![shaakir shaakir](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2019/03/shaakir.jpg?resize=678%2C381&ssl=1)
Waxgaradka iyo qaybaha bulshada ee Magaalada Xeraale oo ka hadlay Kulan looga hadlayay Dhismaha Dawlad Goboleedka Galmudug ayaa ka horyimid in Shiiq shaakir iyo Macalin Maxamamuud lasiiyo Tixgalin Gaara habka loo wajahayo Dhismaha Galmudug.
Waxgaradka Xeraale ayaa waxay kaloo sheegeen Shiiq shaakir iyo Macalin Maxamuud inay ka dhasheen Beel sidaas awgeedna waa inay ku biiraan beeshooda.
Leave a Reply