Gudoomiyihii Golaha Talada ee Culimadiinka Ahlusuna Shiikh Cumar shiikh Cabdulqaadir ayaa ka digay in Dhismaha Maamulka Galmudug lagu Naasnuujiyo Shaqsiyaad iyo Dad gaar ah Mar uu ka hadlaayay Kulan ka dhacay Magaalada Xeraale oo looga soo horjeedo Shiiq Shaakir iyo Macalin Maxamed.
Leave a Reply