Senator Cabdiwaxid Cilmi Goonjeex oo kamida Aqalka sarre ee soomaaliya ayaa sheegay Ineysan doorasho ka dhicin jubbaland eeyna ka jirto caburin iyo cabsigalin & Faragalinta Kenya ee Ka Wado Guddaha Soomaaliya loona baahan yahay in hal meel looga soo wada jeesto.
Leave a Reply