Dhagayso+Sawiro:Balanbal Kulamo looga hadlaayo nabada iyo isdhexgalka deegaanada hoostaga Demdaas

Guddiga Hirgelinta nabaddeynta Degmada Balanbal iyo deegaanada hoosyimaada oo ka kooban dhalinyarada Degmooyinka Balanbal iyo Guricel ayaa ka bilaabay deegaanka Oodaale wacyigelinta faa’iidada nabadda iyo isdhexgalka bulshada reer miyiga ah.

Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta nabaddeynta Degmada Balanbal iyo deegaanada hoosyimaada Farxiyo Jeyte ayaa waxay ka warbixisay hawlaha ay qabteen iyo shaqada gudigaan ka shaqeynayaan nabadaynta Bulshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.