Akhriso:Axmed Madoobe oo Wasiir Janan Balantii ay isla Galeen uga Baxay iyo Madaxwayne kuxigeena Magacaabay

janan

Axmed Madoobe ayaa maanta Talaado 22 Oktoobar 2019 wareegto ku magacaabey labadiisa kuxigeen.

Maxamuud Sayyid Aden – Madaxweyne kuxigeenka 1aad ee Jubbaland iyo C/qaadir Xaaji Maxamuud – Madaxweyne Kuxigeenka 2aad ee Jubbaland.

Magacaabistaan Axmed Madoobe sameeyey ayaa waxay ka hor imaanaysaa balantii ay wadagaleen Axmed madoobe iyo Wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirishiid Janan taas oo ahayd hadii Axmed madobe loo doorto Madaxwayne inuu ka dhigayo wasiir Janan Madaxwayne kuxigeenka kowaad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.